Daawo Sawirada :Ciidamo hubeesan oo kamid noqonaya Daraawiishta Galmudug oo lala wareegay

Wasaarada amniga maamulka Galmudug ayaa la wareegtay ciidamo maleeshiyo beeleed ahaa iyo hubkii ay heesteen, waxaana ciidankan la qorsheeyay in tababar loo furo si ay uga mid noqdaan ciidamada Daraawiishta maamulka Galmudug. Wasiirka Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi iyo masuuliyiin kale oo katirsan maamulka Galmudug ayaa goob joog ka ahaa munaasabada ciidankan ku wareejinayeen beel … Continue reading Daawo Sawirada :Ciidamo hubeesan oo kamid noqonaya Daraawiishta Galmudug oo lala wareegay